Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha wasiirada Maamulka Somaliland? (Sawirro)

Fadhigii 90-aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta lagaga hadlay qodobbo dhawra. Ugu horreyn, Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ahna Guddoomiyaha Guddida Gurmadka Abaarta, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa golaha la wadaagay xaaladda abaarta ka jirta dalka, howlaha gurmadka abaarta ee ay waddo guddidu, bulshada abaartu … Continue reading Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha wasiirada Maamulka Somaliland? (Sawirro)